Sign in to follow this  
Deeq A.

Gaadhi uu leeyahay wasiirka Gaashaandhiga S/land oo jiidhay Guriga Gudoomiyaha xisbiga waddani Xirsi.

Recommended Posts

Deeq A.   
Gaadhi uu leeyahay wasiirka gaashaandhiga somaliland ayaa galay/jiidhay guriga gudoomiyaha xisbiga waddani Xirsi Cali Xaaji Xasan.
Faahfaahin dheeraad ah wali Kama soo bixin sababta uu gaadhigu u jiidhay guriga Xirsi, cida waday iyo sidoo kale inta Qof ee saarnayd, waxaana socda baadhitaan.
F.G: dhawaan ayaa guri kale oo uu xirsi ku leeyahay magaalada hargeisa lagu gubay taayar gaadhi, dhacdadan ayaana noqonaysaa tii labaad ee lagu waxyeeleeyo guri uu leeyahay gudoomiyaha xisbiga WADDANI.
Guriga uu jiidhay gaadhiga wasiirku waxa uu ku yaala xaafada Goljano.
May be an image of 1 person and outdoors

Qaran News

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this