Sign in to follow this  
Deeq A.

Guddoomiyaha Aqalka sare iyo Axmed Madoobe oo ku kulmay Muqdisho

Recommended Posts

Deeq A.   

Madaxweynaha Dowladd goboleedka Jubaland Mudane Axmed Maxamed Islaam oo Muqdisho ku sugan ayaa xalay hoygiisa ku booqday guddoomiyaha Aqalka Sare ee BJFS Mudane Cabdi xaashi Cabdullahi.

Madaxweynaha iyo guddoomiyaha oo qaatay kulan saacado badan qaatay ayaa ka wada hadlay xaalada guud ee dalka iyo in ay yeeshaan wada shaqeyn dhow.

Kulankaan waxaa goobjoog ka ahaa Sanataro katirsan Baarlamaanka JFS iyo masuuliyin kale oo katirsan Maamulka Jubbaland.La wadaag cid kale

PUNTLAND POST

The post Guddoomiyaha Aqalka sare iyo Axmed Madoobe oo ku kulmay Muqdisho appeared first on Puntland Post.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this