Sign in to follow this  
Deeq A.

Minnesota: Wiil Soomaali Ah Oo Meydkiisa Laga Helay Gaadhi

Recommended Posts

Deeq A.   

(SLT-Minnesota)-Waxaa gobolka Minnesota laga helay meydka qof Soomaali ah oo baabuur uu ku gubtay, iyadoo aan la ogeyn in si ula-kac ah dadbka loo qabadsiiyay iyo in kale, laakiin bulshada Soomaalida ayaa hey’adaha ammaanka oo kiiskan gacanta ku haya ku cadaadinaya in ay si dhab ah u baadhaan.

Arrintan ayaa timid xilli isla toddobaadkan wiil Soomaali ah oo muddo kooban la la’aa meydkiisa laga helay wabiga Mississippi. Sidoo kale wali lama xaqiijin in wiilkan si badheedh ah loo dilay iyo in geeridiisu ay shil ahayd.

Source

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this