Sign in to follow this  
Deeq A.

Si Gaara Ayuu Muuse Biixi Wuxu U Neceb yahay Cukuse & Xamarji….. Mujaahid Cali Guray.

Recommended Posts

Deeq A.   

Si Gaara Ayuu Muuse Biixi Wuxu U Neceb yahay Cukuse & Xamarji….. Mujaahid Cali Guray.

Sida aan u arko seeraaro may ahayn xabadaha dhaawacay Xildhibaan Barkhad Jaamac Batuun iyo Muniir Muniir Axmed Cigaal.
Askar balansan oo Telefoon lagu hagaayay ayaa gaar u bartilmaameedsaday. Si gaar ah ayuu Muuse Biixi u neceb yahay Cabdilaahi Cukuse iyo Axmed Xamarji. In la qabto yaa amarka soo bixiyay? Waa laguu yaqaan. Laakiin xabsiga siyaasigu wuu ku sii dalacaa ee waxba ma yeelo.”
Siyaasi Cali Guray.
May be an image of 1 person, beard, tree and outdoors

Qaran News

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this