Sign in to follow this  
Deeq A.

Maxkamadda Garoowe oo mar kale muddaysay dhegaysiga kiiska geed-quwaaxa

Recommended Posts

Deeq A.   
1-3.jpg?resize=716%2C407&ssl=1

Maalinta dhegaysiga dacwadda ku saabsan kiiska geed-quwaaxa ayaa laga dhigay Isniinta todobaadka bilaabanaya sida ay xaqiijinayaan warar lagu kalsoon yahay.

Liibaan Cali Food oo ku eedaysan curinta musharuuca dhoofinta geed-quwaaxa degaannada Puntland ayaa la filaya in mar kale Isniinta la hor keeno maxkamadda.

Dacwadda kiiskaas ayaa markii hore lagu waday in la dhegaysto Sabtida berriya balse dib loo dhigay laba maalmood.

PUNTLAND POST

The post Maxkamadda Garoowe oo mar kale muddaysay dhegaysiga kiiska geed-quwaaxa appeared first on Puntland Post.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this