Sign in to follow this  
Deeq A.

Xabadda Lugta la igala beegsaday waxaan u fahmay in la rabay inaan naafo noqdo…Xildhibaan Barkhad

Recommended Posts

Deeq A.   
Xabadda lugta la igala beegsaday waxa aan u fahmay in la rabay inaan naafo noqdo oo lugaha aan xaqa iyo xuquuqda muwaadiniinta ku baadi-goobayo la iga curyaamiyo balse may dhicin oo Alle ayaa i bad-baadshay Alxamdullilaah!
Xadhig iyo Xabad iga joojin mayso in aan xaqa sheego, cid wal oo ka damqatay xabadda laygu dhuftay waan u mahadcelinaya, waan nabad qaba hadda Mahadsanidiin dhammaantiin”.
Barkhad Jaamac Batuun.
May be an image of 1 person, beard, wrist watch and eyeglasses

Qaran News

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this