Sign in to follow this  
Deeq A.

Deni, Laftagareen iyo Guudlaawe oo soo gaaray Muqdisho

Recommended Posts

Deeq A.   
PhotoCollage_20220608_185107854.jpg?resi

Madaxweynayaasha Puntland, Koonfur Galbeed iyo Hirshabeelle ayaa maanta soo gaaray magaalada Muqdisho, kuwaas oo ka qaybgalaya caleemo-saarka madaxweynaha cusub ee dowlada federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud.

Madaxweynayaasha dowlad goboleedyada waxaa garoonka diyaaradaha Aadan Cadde ku soo dhaweeyay mas’uuliyiin ka tirsan dowladda federaalka.

Xafladda caleemo-saarka madaxweyne Xasan Sheekh ayaa dhacaysa berri oo khamiis ah, waxaana ka qaybgalaysa madax ay ka mid yihiin kuwa dalalka deriska.

FB_IMG_16547030664568889.jpg?resize=720% FB_IMG_16547025380758459.jpg?resize=720% FB_IMG_16547025640157282.jpg?resize=395%

PUNTLAND POST

The post Deni, Laftagareen iyo Guudlaawe oo soo gaaray Muqdisho appeared first on Puntland Post.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this