Sign in to follow this  
Deeq A.

Guddi ka tirsan Baarlamanka Puntland oo warbixin ka dhegaystay wasiirka Warfaafinta

Recommended Posts

Deeq A.   
1-1.jpg?resize=1000%2C667&ssl=1

Guddiga Arrimaha Bulshada, Dhaqanka, Warfaafinta iyo Isgaariisnta Golaha Wakiillada DPL, ayaa maanta warbixin ka dhageystay Wasiirka magacaaban ee Isgaarsiinta Warfaafinta iyo Dalxiiska DPL, kaas oo aan weli helin Xasaanada Golaha Wakiillada.

Guddiga, ayuu uga warbixiyey shaqooyinka Wasaaradda horyaala iyo caqabadaha jira, iyadoo sidoo kalena, Guddigu ay su’aalo ka weydiiyeen arrimaha ay ka hadleen masuuliyiinta Wasaaraddu.

Guddiga ayaa masuulyiinta Wasaaradda shirka kula qaatay Xarunta Golaha Wakiillada Dawladda Puntland ee Garoowe.

PUNTLAND POST

The post Guddi ka tirsan Baarlamanka Puntland oo warbixin ka dhegaystay wasiirka Warfaafinta appeared first on Puntland Post.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this