Sign in to follow this  
Deeq A.

Xildhibaan hore Muuse Warsame Cumar oo ku geeriyooday Garoowe

Recommended Posts

Deeq A.   
xildhibaanka.jpg?resize=960%2C539&ssl=1

Alle ha u naxariistee, Muuse Warsame Cumar oo laba jeer soo noqday xildhibaan ka tirsan Baarlamanka Puntland ayaa saaka ku geeriyooday magaalada Garoowe.

Ex. Xildhibaan Muuse oo laga soo dooran jiray degmada Garoowe ayaa laba jeer oo is xigta soo noqday xildhibaan 2005-2013 xilliyadii xukuumadda, Cadde Muuse xukuumaddii, Cabdiraxmaan Faroole.

Marxuumka ayaa sidoo kale ahaa macallin si weyn looga ixtiraamo Gobolka Nugaal gaar ahaanna caasimadda Garoowe.

Geeridiisa waxaa durba ka tacsiyeeyay mas’uuliyiin ka tirsan Puntland iyo siyaasiyiin kala duwan.

PUNTLAND POST

The post Xildhibaan hore Muuse Warsame Cumar oo ku geeriyooday Garoowe appeared first on Puntland Post.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this