Sign in to follow this  
Deeq A.

Maxkamadda Qardho muddaysay xiliga lagu dhawaaqayo xukunka maxaabiis ku eedaysan dil

Recommended Posts

Deeq A.   

Maxkamadda derejada kowaad ee magaalada Qardho ayaa si rasmiya u muddaysay xilliga lagu dhawaaqayo xukunka shan maxbuus oo ku eedaysan dilkii marxuum Sharma’arke Warsame Nuux.

Garsoorayaasha maxkamadda ayaa go’aamiyay in 19-ka bishan June 2022 loo muddeeyo ku dhawaaqista xukunka shanta nin ee ku eedaysan dilka marxuumka.

Eedaysanayaasha oo marar kala duwan la hor-keenay maxkamadda ayaa dhammaantood qirsan in ay dileen maxbuuska dhintay sida ay caddaysay xeer ilaalinta.

PUNTLAND POST

The post Maxkamadda Qardho muddaysay xiliga lagu dhawaaqayo xukunka maxaabiis ku eedaysan dil appeared first on Puntland Post.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this