Sign in to follow this  
Deeq A.

Muuse Biixi waxa ku soo fool leh in lagu soo oogo qodob dastuuri ah xukunka dalkana lagu wareejiyo guddoomiyaha golaha guurtida….Jaamac Shabeel

Recommended Posts

Deeq A.   
Muuse Biixi waxa ku soo fool leh in lagu soo oogo qodob dastuuri ah xukunka dalkana lagu wareejiyo guddoomiyaha golaha guurtida.
“Muuse waxa ku soo fool leh in lagu soo eedeeyo qodob dastuuri ah oo ah xil gudasho la’aan, xukunka dalkana lagu wareejiyo guddoomiyaha golaha guurtida, 13-ka November baana ugu dambaysa cid Muuse ugu yeedha Madaxweyne”.
Siyaasi Jaamac Shabeel.
May be an image of 2 people and sunglasses

Qaran News

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this