Sign in to follow this  
Deeq A.

Dowladda Soomaaliya oo jaangoysay sicirka adeega Xajka

Recommended Posts

Deeq A.   
Soomaaliya.png?resize=500%2C403&ssl=1

Guddiga Tartanka Adeega Xajka ee Wasaaradda Awqaafta iyo Arrimaha Diinta Xukuumadda Federaalka Soomaaliy ayaa soo saaray jaangooyada sicirka adeega Xajka ee sanadkan 1443/2022.

Guddiga ayaa wadarta guud ee sicirka adeega Xajka ee sanadkan ka dhigay $5,230 (Shan kun labo boqol iyo soddon doolar).

Qiimaha Xajka ayaa sanadkii hore ahaa $3,800, waxaana sanadkan lagu kordhiyay lacag gaaraysa $1,430.

Soomaaliya waxaa sanadkan ka baxaysa xujay gaaraysa 5,000 waxaana qaar ka mid ah dowlad goboleedyada cabasho ka muujiyeen saamiga ay ha helaan tiradaas.

FB_IMG_1654583323110.jpg?resize=720%2C10

PUNTLAND POST

The post Dowladda Soomaaliya oo jaangoysay sicirka adeega Xajka appeared first on Puntland Post.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this