Sign in to follow this  
Deeq A.

Wafuud ka socotay dowladaha Masar iyo Kenya oo lagu soo dhaweeyey Muqdisho

Recommended Posts

Deeq A.   
Capture-696x357-1.jpg?resize=810%2C415&s

Waxaa Garoonka Aadan Cadde kasoo dagay wafuud ka socotay dalalka Kenya iyo Masar kuwaas oo ka qayb gali doona caleemo-saarka madaxweyne Xasan Shiikh Maxamuud.

Guddiga qaban qaabada caleemo-saarka ayaa kusoo dhaweeyey Garoonka, waxayna hordhac u yihiin wafuud kale oo ka qayb galaysa caleemo-saarka.

Dowladda Kenya ayaa xiriirka ay la leedahay Soomaaliya uu aad u hooseeyey 5-tii sano ee lasoo dhaafay, waxayna hadda qayb ka tahay wadamada lagu caasumay caleemo-saarka.

PUNTLAND POST

The post Wafuud ka socotay dowladaha Masar iyo Kenya oo lagu soo dhaweeyey Muqdisho appeared first on Puntland Post.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this