Deeq A. Posted June 6, 2022 Wasiir ka Tirsan Xukumada Muuse Biixi oo is casilay Cabdinaasir Caydiid Maxamed Wasiir Ku xigeenka Wasaarada Arrimaha gudaha ee dhanka maamulka gobolada iyo degmooyinka Somaliland ayaa xilka iska casilay. Cabdinasir muu faahfahin sababta iscasiladiisa. Qaran News Share this post Link to post Share on other sites