Deeq A. Posted June 6, 2022 3 ruux ayaa ku dhintay 7 qof oo kalena waa ku dhaawacmeen shil gaari oo ka dhacay xalay xilli dambe deegaanka Qayta oo u dhow magaalada Burco. Gaariga rogmaday ayaa noociisu ahaa nooca Soomaalidu u taqaan Caasi ama Homey. Ciidamada ilaalada wadooyinka Somaliland ayaa gaaray goobta shilka uu ka dhacay iyo dadweyne kale. Shilalka gawaarida ayaa soo noq noqday deegaanada Somaliland. PUNTLAND POST The post 3 ruux oo ku dhintay shil gaari oo ka dhacay Burco appeared first on Puntland Post. Share this post Link to post Share on other sites