Sign in to follow this  
Deeq A.

Ciidanka Danad oo la wareegay deegaano ka tirsan Sh/hoose

Recommended Posts

Deeq A.   
danab-1.jpeg?resize=675%2C379&ssl=1

Ciidamada Dowladda ayaa sheegay inay la wareegeen deegeenada Tooratooroow, Caliyoow iyo Baaroow oo ka mid ahaa deegaanada ay sida weyn ugu xoogan yihiin Al-shabaabka Sh/hoose, kadib howlgalo ay ka sameeyeen.


Saraakiil ka tirsan Ururka 4-aad guutada 16-aad ee Kumaandooska Danab oo ka hadlay howgalada ay sameyeen ayaa waxay sheegeen in howlgalada ay ku burbriyeen barokoontarool oo ay Shabaab lahayeen, islamarkaana ay ku qaadi jireen lacago.


Waxay sheegeen inay howlgalkaas intuu socday ay gacanta ku dhigeen dhowr sarkaal oo ka tirsan Alshabaab .


Howlgalo dhowra ayey ciidamadu ka wadaan Koonfur galbeed kuwaas oo alshabaab laga saarayo deegaanada ay kaga sugan yihiin maamulkaas.

PUNTLAND POST.

The post Ciidanka Danad oo la wareegay deegaano ka tirsan Sh/hoose appeared first on Puntland Post.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this