Sign in to follow this  
Deeq A.

Mulkiiliha Makhaayad Murashax Cirro Ka Shaheeyay Oo Xabsiga Loo Taxaabay.

Recommended Posts

Deeq A.   

Mulkiiliha Makhaayad Murashax Cirro Ka Shaheeyay Oo Xabsiga Loo Taxaabay.

sayid-239x300.jpg

Meherada Sima oo caawa uu ka shaheeyay Murashaxa Madaxweyne ee Xisbiga Waddani Dr. Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi (Cirro) iyo guddoomiyaha Xisbiga Xirsi Cali Xaji Xasan, ayay goor dhawayd Ciimadamadda Boolisku waxay Xabsiga u taxabeen Mulkilihii meheradaas Axmed Sayid Haybe Nuur.
Muwaadinkan oo ah qurbajoog deganaa Waddanka Norway oo maalgashaday Waddankiisa lama oga sababta xabsiga loogu taxaabay, balse waxay ku lug leedahay Madaxda Xisbiga Waddani ee meheradiisa fadhiistay iyadoo tageerayaal tirobadan ku soo uruureen goobtay ku sugnayeen.
.

Qaran News

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this