Sign in to follow this  
Deeq A.

Gudoomiyaha Golaha Shacabka oo la kulmay safiirka Jaamacadda Carabta

Recommended Posts

Deeq A.   
WhatsApp-Image-2022-06-04-at-3.49.23-AM.

Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa maanta kulan la qaatay Safiirka Jaamacada carabta u fadhiya dalkeenna Amb.Salah Elguneid.

Danjiraha oo Guddoomiyaha ugu mahadceliyey soo dhoweynta loo samaayey ayaa xusay in Baarlamaanka JFS  kaalin muuqato uu ku yeesho Jaamacada carabta.

Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS ayaa  Jamaacada carabta ku amaanay in doorka muhiimka ah ay ku leedahay iskaashiga dhanka horumarada iyo tayeynta howl-wadeenadda Golaha Shacabka.

PUNTLAND POST

The post Gudoomiyaha Golaha Shacabka oo la kulmay safiirka Jaamacadda Carabta appeared first on Puntland Post.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this