Deeq A. Posted June 2, 2022 Waa oraah ay dhihi jireen Soomaalidii hore ee reer guuraaga ahaa. Soomaalidu waxa ay ahaayeen dad Muslimiin ah oo salaad badan oo waxa ay taarikhdu sheegtaa in Soomaalidu Diinta Islaamka qaateen waddamo badan oo Carab ah ka hor, balse waxaan is leeyahay waxaa hadalkaa khalafsan/adag ka keenay abaaraha ku soo noqnoqday geyiga ay Soomaalidu degto oo ah dhul kulul maadaama uu xariiqa dhulbarahu maro. Source: Hiiraan Online Share this post Link to post Share on other sites