Miskiin-Macruuf-Aqiyaar Posted March 23, 2023 Dhulalkii iyo guryahii intii yareyd soo hartay ee danta guud ahaa ama dowladda dhexe lahayd ayaa eber laga siinaayaa, Xasan Socdaal iyo xirtiisa bililiqo xad dhaaf ah wado. Warshadihii caanaha, baastada; isbitaalkii Laansareeti; sarihii Ruushka ee jidka Tarbuunka ku yaalay; guryihii Shiirkole Ofishaale; Carwadii weyneyd ee Taleex ku taalay... I am surprised Tarbuunka, hoteel Taleex iyo dugsiyadii qaarkood inta soo hartay wali lama gadan. Soon maafiyadaan wey gadi doonaan. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar Posted March 26, 2023 Quote Share this post Link to post Share on other sites
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar Posted April 6, 2023 Shameless uneducated baraha bulshada trolls ayuuba jagooyin waa weyn u dhiibay because Farmaajo ayee aflagaadeyn jireen. Awal Deeyoow iyo Daahir Calasoow jagooyin qaabdaran u dhiibay and now this. Xasan Socdaan dowlad B iyo T midna kama yaqaano runtii. Check the 10:41 timestamp. Quote Share this post Link to post Share on other sites
maakhiri1 Posted April 12, 2023 Failed nation Quote Share this post Link to post Share on other sites
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar Posted April 12, 2023 6 hours ago, maakhiri1 said: Failed nation Beeraleydii don't want to work now. Shalay abaar ayee ka calaacalaayeen and now kuwii afka duubnaa dhib nagu haayo leeyihiin. The reason is they get paid around fifty to hundred dollar per family, kaash, plus cuntooyinkii daruuriga ah. Dhaqankii ayaaba isbadalay, dad ceyr ku tiirsan Soomaaliya joogo la noqday. Yaab. Have you seen the recent images from Baydhabo iy agagaarkeeda iyo sidee cagaar u tahay? Here are photos from this week: 1 Quote Share this post Link to post Share on other sites
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar Posted April 12, 2023 1 Quote Share this post Link to post Share on other sites
Dhagax-Tuur Posted April 12, 2023 Bro nimankaan hadda xamar ka taliya dawlad iyo qaran ma rabaan. Waa ku habsadeen meesha. Period. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar Posted April 18, 2023 Paying tens of thousands of dollars of Soomaali taxpayers money to this anti-Soomaaliya Kiikuuyo maafiya to write propaganda piece for him. Xasan Socdaal truly is beyond shameless. If one read his articles in the recent years, he was vehemently against a strong Soomaali army amd unity, advocating instead Soomaaliya dismemberment into Xabashiland and Kiikuuyoland. 1 Quote Share this post Link to post Share on other sites
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar Posted April 19, 2023 1 Quote Share this post Link to post Share on other sites
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar Posted April 25, 2023 On 4/12/2023 at 11:05 AM, Dhagax-Tuur said: Bro nimankaan hadda xamar ka taliya dawlad iyo qaran ma rabaan. Waa ku habsadeen meesha. Period. More and more wax masuqmaasuqii aan maqaanay dhaaftay. Tan waa aboornimo ee wey ka weyntahay masuqmaasuq: Quote Share this post Link to post Share on other sites
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar Posted April 25, 2023 Gurigii Maykal Maryama loo soo dhigtay: Quote Share this post Link to post Share on other sites
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar Posted May 3, 2023 Canshuurta sadex jibaarka la iska saartay alaabta iyo qalabka la keeno: Quote Share this post Link to post Share on other sites
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar Posted May 3, 2023 MBB dowladii hore qabyaalad darteeda ku diidanaa hadda calaacaalaayo: Quote Share this post Link to post Share on other sites
Dhagax-Tuur Posted May 3, 2023 There must be intellectuals of 'unukaa leh ' that can blow the whistle and stand up to this, surely! This is wholesale looting. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar Posted May 3, 2023 5 hours ago, Dhagax-Tuur said: There must be intellectuals of 'unukaa leh ' that can blow the whistle and stand up to this, surely! This is wholesale looting. Jaadkii daroogadii u weyneyd canshuur beenaadka lama saari karo maadaama Xasan Socdaal jeebkiisa ku dhacaan: Quote Share this post Link to post Share on other sites