Miskiin-Macruuf-Aqiyaar Posted December 2, 2024 Xasan xiro ciidan sareeye sarkaal Soomaaliyeed loogu magacdaray magacii ka badalay, jaajuus Imaaraad ah Oloo Yemen soo xasuuqay ugu magacdaray. Waa yaab. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar Posted December 11, 2024 Quote Share this post Link to post Share on other sites
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar Posted December 14, 2024 Xasan dumarka Soomaaliyeed Sacuudiga ka gadaayaa siduu ugu gaday toogtiisa hore. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Qurac&qansax Posted December 17, 2024 Madaxweyne Xasan Sheekh oo lagu eedeeyey inuu aasay taariikhda ka dhexeysa Soomaaliya iyo Itoobiya – Puntland Post PUNTLANDPOST.NET Muqdisho (Wararka PP) — Dr Cabdi Ismaaciil Samatar oo ah Senataor ka tirsan Aqalka Sare waxna ka dhiga Jaamacadda Minnesota… Sii akhri Quote Share this post Link to post Share on other sites
Qurac&qansax Posted December 17, 2024 i support the doctor; xasan baahane in lagu khasbay in uu qirto dhiiga ethopia, oo malinkasta ku soo xadgudubta xuduuda somalia waxay aheed wax aan laga fiirsan oo dad aan diplomasi wax ka aqoon miiska la fariisiyay. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Qurac&qansax Posted December 17, 2024 prof soorkaa xaafada wardhiiglay isaguna wuxuu meesha la soo fariistay heshiiskii xasan iyo abey buugta taariikhda ayaa lagu qori doonaa, wuxuu ku candacoonayaa waa markii ugu horeeysay ee ethopia ay aqbashay in ay ilaaliso midnimada somalia prof soorka waxaan loo dhigin in madaxweeyne D block kasta ah, ethopia ku khasbayay in ay ictiraafto midnimada somalia 1.siyaad bare iyo mingisto bay aheed in 1988 kala saxiisday in dowladkasta ay midnimada mida kale ilaaliso oo aysan hooy siin mucaadka mida kale 2. dowladii cabdulahi yusuf bay aheed oo uu rasial wasaare ka ahaa Nuur cade ay heshiis kala saxiixdeen in ethopia ciidankeeda kala baxdo oo ay ilaaliso midnimada somalia 3. sidoo kale dowladii farmaajo Quote Share this post Link to post Share on other sites
Qurac&qansax Posted January 6 Madaxweyne Xasan Sheekh oo lagu eedeeyay in uu ganacsade Ajnabi ah u xiray Dhoofka Xoolaha Soomaaliya – Puntland Post PUNTLANDPOST.NET 97 xildhibaan oo ka tirsan Labada Aqal ee Baarlamaanka Federaalka ayaa si adag u cambaareeyay tallaabo ay sheegeen in dowladda… Sii akhri I am sure, these MPs will go silent soon once they got their golden handshake, but this HSM has no moral and hishood, Quote Share this post Link to post Share on other sites
Qurac&qansax Posted Wednesday at 06:49 PM xasan baahane, xatooyo ma daayo, ma dhargo https://x.com/FrauSchwarz3/status/1881611784156500446 Quote Share this post Link to post Share on other sites
Qurac&qansax Posted Wednesday at 06:52 PM Safirkiisa Swisser land, waa kan dadka uu la kulmayo. he thinks he is an NGO leader. no respect for the office, Quote Share this post Link to post Share on other sites
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar Posted Thursday at 04:39 PM Xasan waxaan waaka suurowdaa. Quote Share this post Link to post Share on other sites