Miskiin-Macruuf-Aqiyaar

Soomaali iib ah, ifkana ka iib ah

Recommended Posts

7 hours ago, galbeedi said:

HSM is a very dangerous man

I thought you were a supporter! He's not dangerous.  That would be a compliment.  He's a fool with no national pride at all. 

It's time Somalia breaks up!

Share this post


Link to post
Share on other sites

Dhulkii danta guud ee reer aakhiraadkii fakan la'. Qaraabadii meydadkiina baxsada la yiri toban beri gudahooda, haddana labaatan doolar keena aad ku baxsatiin. Intaas la faagaayo mashruuc laga sameeyo la rabaa.

Meydkii xataa waa iib maanta. Waxaa kaaga sii daran dhulkaan dhulka weyn u dhown ee isla danta guud qabqable Muuse Suudi Yalaxoow ayaa xoog ku heysto, qof juuq u dhihi kartana ma leh.

Screenshot-20240611085244.png

Share this post


Link to post
Share on other sites

Gurigeena hortiisa laamiga hormaro ee degmada Hodan lixdankii la dhisay waligiis ma burburin. Laakiin dhib waxee bilaabatay 2017 oo burbur xoog ku dhacay, qashinkaan la soo raacsiinaayo, geedihii mishibiyeeriga ku yaalay la gooyey iyo meelahee biyaha ka bixi jireen see wartooda u aadaan oo la xirtay sababay. Hadda waa markii sadexaad uu jidkaan burburo. Waala dhisaa waa burburaa. Yaab. Geedo adkeeyo ciida hoose lagu abuuro u baahanyahay jidka.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.