Miskiin-Macruuf-Aqiyaar Posted July 19, 2023 Xasan Socdaal oo qaraabadiisa iyo ehelkiisa ku wehlinaayo safarkiisa soo socda ee Talyaaniga. Sababta uu shir saan camal ah ugu qeybgalaayo asagoo madaxweyne ah la yaabanahay. Qaarkood inay isdhiibaan tahriib ah loo wadaa. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar Posted July 21, 2023 Wasaaradda Qoyska: Quote Share this post Link to post Share on other sites
Arafaat Posted July 21, 2023 On 7/19/2023 at 9:32 PM, Miskiin-Macruuf-Aqiyaar said: Xasan Socdaal oo qaraabadiisa iyo ehelkiisa ku wehlinaayo safarkiisa soo socda ee Talyaaniga. Sababta uu shir saan camal ah ugu qeybgalaayo asagoo madaxweyne ah la yaabanahay. Qaarkood inay isdhiibaan tahriib ah loo wadaa. Except for one or two, the rest marked are not his family. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar Posted July 22, 2023 14 hours ago, Arafaat said: Except for one or two, the rest marked are not his family. Dadkaan tahriib ayaa loo wadaa ee lacag la baxeen. They have nothing to do with shirka meesha ka dhacaayo, which itself ahayn shir madaxweyne ka qeybgalo. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar Posted August 3, 2023 Since this thread is documenting all and any known Xasan Socdaal's regime's blatant corruptions, this tweet is for the records: Quote Share this post Link to post Share on other sites
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar Posted August 3, 2023 Quote Share this post Link to post Share on other sites
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar Posted August 4, 2023 Quote Share this post Link to post Share on other sites
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar Posted August 4, 2023 Hantidii qaranka maalin cad si caadi ah ayaa loo dhacaayaa. Quote Share this post Link to post Share on other sites