Che -Guevara Posted June 24, 2023 Imagine that. Good for him for speaking out. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Dhagax-Tuur Posted June 24, 2023 On 7/4/2022 at 9:46 PM, Dalmar1 said: Niyahow waa iga talo focus on your own region instead on other man's region, Mogadishu rag baa uu fadhiyo and its only them Reer Mogadishu that can speak for Mogadishu. Fck the idea of capital city then. And don't use the title of being heD of a Somali state. You ain't going to have the cake and eat it. Village mindset. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar Posted June 27, 2023 Beentaan cad ila arka: Xasan Sheekh: Waxaan ilaahey hortiisa ka ballan-qaadayaa inaan ceebeeyo Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh oo caawa dadka Soomaaliyeed ugu hambalyeeyey munaasabadda ciidda Carafo ayaa jeediyey khudbad dhinacyo badan taabaneysa, wuxuuna qeybtaan uga hadlay musuq maasuqa. Madaxweynaha ayaa dadka Soomaaliyeed u cadeeyey sida ay uga go’antahay inuu suuliyo musuqa iyo xatooyada xoolaha dadweynaha, isagoo ku goodiyey in qof kasta la baari doono. “Dowladda Soomaaliya ma ogolaa doonto in dhaqaalaha yar ee gabadha ama wiilka maskiinka ah laga soo qaaday guryo looga dhisto Turkiga iyo Nairobi, balan ilaahey waxaan ku qaaday marna inaan la ogolaaneyn taas,” ayuu yiri. Madaxweyne Xasan Sheekh ayaa dadka xil doonka ah ee dooranaya in loo magacaabo goobaha dhaqaalaha uu ka soo galo ku tilmaamay kuwo u badan tuugo. Wuxuu wacad ku maray in xatooyo dambe aan la isaga hari doonin, isagoo farriin u diray odayaasha dhaqanka iyo masuuliyiinta ka naba-dooniya dadka lagu soo qabto kiisaska xatooyada ah. “War ka joog ha garabsiin, hana la soo safan nin tuug ah, tuug umad xaday hala safan, subax dhan gurigaaga ha uga soo lebisan sidaa u difaaci laheed nin tuug ah oo aad dhahdo maxaa loo xiraa?” ayuu yiri Madaxweyne Xasan Sheekh. Madaxweynaha ayaa wacad ku maray in la ceebey doono oo la karaama tiri doono qofkii lagu qabto ama lagu helo xatooyo xoolo dadweyne “Ninkii Alle ka cabsa waaya sharaf malahan, wax uu mudan yahay ma jirto nin sameeyo xatooyo, xaaraam ayuu ku dhacay,” ayuu hadalkiisa ku sii daray madaxweyne Xasan. Wuxuu sheegay in diinteenna suuban wax ay diiday aysan dowladiisu ogolaa doonin, “Maanta tuugnimada heer aan ku faano ayaan gaarnay, meel lacag lagu qaado ninka raadinaa waa tuug, nin umadda u shaqey raba maaha, hadaa dadkaan u shaqeyneyso iskuulka tag ee ilmaha wax bar,” ayuu madaxweyne Xasan Sheekh ku yiri khudbadiisa qeybtii uu uga hadlay musuqa. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar Posted July 2, 2023 If iyo AAKHIRABA ka iib ah waaye sheekada: Xabaalaha Macalin Nuur Soomaali badan ayaa ku aasan berisamaadkii geeriyooday. Alloow alle. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Game changer Posted July 2, 2023 Every thing xamar lagu cuna waa xoolo hwye , gaaladu cash ba ma bixiso. Qandaraas bay bixiyan kaasna way qiimeeyan , marku fulo ee uu standards kooda waafaqo uunbay lacagta bixiyan. Qandaraas na ma siiyaan cidaan capacity u lahayn. Lacag kasta oo la la lunsada waa lacag hawye , waanan Ku dhaaran karaa waayo ma jirto Somali kale oo cashuur siisa dawlada Somalia. Xasan sheekh iyo tolkiba waxan leeyahay idinku hays cunina , wixii wax idinka cunana dila kadibna Ku eedeya alshabaab. Maxkamad ba looma baahna. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar Posted July 7, 2023 Galbeedi ilma adeerkiisa si xun i bahdileen Xasan iyo moooryaantiisa. 1 Quote Share this post Link to post Share on other sites
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar Posted July 18, 2023 Ladies and gentlemen, wasiirka ganacsiga ee dowladda Xasan Socdaal: Quote Share this post Link to post Share on other sites
maakhiri1 Posted July 19, 2023 On 7/7/2023 at 10:29 PM, Miskiin-Macruuf-Aqiyaar said: Galbeedi ilma adeerkiisa si xun i bahdileen Xasan iyo moooryaantiisa. First time since 1960, Awdalites are missing from TOP ministry Meesha XOOLO aan rag aqoon baa maamuli Quote Share this post Link to post Share on other sites
AhmedGuled Posted July 19, 2023 7 hours ago, maakhiri1 said: First time since 1960, Awdalites are missing from TOP ministry Meesha XOOLO aan rag aqoon baa maamuli Why is a tuna man concerned with Somaliland? Focus on your civil war in Garowe. lol Quote Share this post Link to post Share on other sites
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar Posted July 19, 2023 Ka daroo dooli dhal. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Dhagax-Tuur Posted July 19, 2023 You hotta like his honest. Quote Share this post Link to post Share on other sites