Miskiin-Macruuf-Aqiyaar Posted May 8, 2023 Xubnaha aadanaha ayaa sheydaamadii Imaaraad laga gadaayaa haddana: ____________________ Max’ed Xasan Maxamed Nuur oo kamid ahaa dhalinyarro Soomaaliyeed oo ay dawladda Imaaraadka Carabta ka qoratay gudaha dalka Soomaaliya, da’ahaana jiray 19 sano, sida ay CID-da Soomaaliya cadeysay, tababarna loogu qaaday dalka Uganda ayaa meydkiisa oo lagala baxay xubnaha jirkiisa ee kalyaha iyo beerka dib loogu soo ceshay magaaalada Muqdisho. Marxuumkan ayaa kahor inta aan xubnaha jirkiisa lagala bixin loo dhigay Isbitaal, sabab la xariirta qandho soo wajahday, hayeeshee waxaa maalmo ka dib laga war helay dhimashadiisa, iyadoo wakiilka Imaaraatka ee Tababarkan ciidankan u soo tabiyey dawladda Federaalka in dhimasho caadi ah dhacday. Dawladda Federaalka oo isku dayaysa in ay qariso kiiskan, ayaa ilaa hadda qoyska marxuumka ayaa diiday in la aaso, iyadoo meydka oo la qashay uu wali yaalo, bilowgii bishana Safaarada Soomaaliya ee Uganda ayaa bixisay warqadda ogolaanshaha qaadida meydka, iyadoo diiday in ay caddeyso in xubnaha qeybo kamid ah maqan yihiin, magaalada Xudur-na maanta waxaa ka dhacay Bannaanbax looga soo horjeedo ficilkan argagaxa badan. F/G: Sawirada laga qaadey meydka ayaan la baahin karin, kuwaas oo aan hayno. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar Posted May 16, 2023 Waa gabar uu adeer u yahay loo magacaabo bogus title. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar Posted May 22, 2023 Never ending corruption and nepotism. Kursiga uu daljiraha Sacuudiga fadhiisan lahaa gabadhiisa fadhiso as seen from this picture at shirka Jaamacadda Carabta: Quote Share this post Link to post Share on other sites
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar Posted May 22, 2023 Deen cafis saan lagu raadinaa. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar Posted June 4, 2023 Shilimaantii yareyd la soo tuugsanaaye ayee isku heystaan. Waa wada ognahay barakacnimo, abaaro iyo daadad waa mashruucyo aanan dhamaad lahayn lagu hanti yeesho la rabo. Wasiirka wuxuu qortay: Ra'iisul wasaaraha ka daba qortay: Quote Share this post Link to post Share on other sites
Qurac&qansax Posted June 5, 2023 ergaygii macaawinada baan sugaynaa...... Quote Share this post Link to post Share on other sites
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar Posted June 16, 2023 Blatant masuqmaasuq using bogus job titles. What kind of shaqo is this? Waa yaab. Walee maxaa lacag lagu cuno la rabaa abaaraha lagu qaraabanaayo. Qof walba in kii 30/30 sidiisa oo kale noqdo rabaa. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar Posted June 24, 2023 Meel Xaaf ka yaabay xaalka ma sahlano: Quote Share this post Link to post Share on other sites