maakhiri1 Posted February 23, 2023 Reerkan shaqada dameerada in ku ekaadaan baa fiican, Xukun wax ka garan maayaan, hibbo Eebe uma siin Quote Share this post Link to post Share on other sites
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar Posted February 26, 2023 Daahir Jeesoow: "Dowladsan dowlad ugu xun ma arag..." "Mar dhow waxaa maqli doontiin ceelasha biyaha dad (shirkad) loo xiray. Suuqa Bakaaraha dad (shirkad) loo xiray..." Quote Share this post Link to post Share on other sites
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar Posted March 6, 2023 Secretly selling our natural resources (kheyraadka badda ku jiro) to shirkad Shiinees ah: Quote Share this post Link to post Share on other sites
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar Posted March 6, 2023 Rooboow trying to sell dalkugalkii xajka vy naming his brother and associates members of this unnecessary guddi. Why even have this guddi other than siphon lacag from poor xaj-goers. Wasiir Roobow oo magacaabay Guddiga maamulaya Tartanka Adeega Xajka ee Sanadkan Wasiirka Wasaaradda Awqaafta iyo Arrimaha Diinta Xukuumadda Soomaaliya Sheekh Mukhtaar Roobow Cali ayaa magacaabay Guddiga Tartanka adeega Xajka sanadka 1444/2023. Guddigan ayaa kala saaraya, soona xulaya Shirkadaha la siinayo Qandaraaska inay Xajka geeyaan Xujeyda Soomaaliyeed oo lagu wado inay ka bataan 10,000 Xaaji. Wareegto kasoo baxday Wasiir Roobow ayaa lagu magacabaay 9 xubnood oo ka shaqeynaya howshan, waxaana xoghaye looga dhigay Nin la dhashay wasiirka. Xubnaha Guddiga ayaa kala ah: 1 - Maxamed Haji Ibrahim Cali Xilka Gudoomiye 2 - Ibrahim Robow Cali Xogheyn 3- Shekh Cali Shekh Mahmuud (Sh Cali Dhere) Xubin 4 - Cabdinuur Macalin Maxamed Xubin 5 - Xaji Maxamed Kheyrow Aadan Xubin 6 - Xamdi Cabdirahmaan Ismaaciil Xubin 7- Aadam Sadiiq Maxamed Xubin 8 - Dr. Khadar Xaji Daahir Xubin 9 - Yuunis Cismaan Axmed Xubin 1 Quote Share this post Link to post Share on other sites
Che -Guevara Posted March 6, 2023 23 minutes ago, Miskiin-Macruuf-Aqiyaar said: The boss aka el presidente sets the example. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar Posted March 8, 2023 More bililiqo iyo jeeb buuxis raadin: Quote Share this post Link to post Share on other sites
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar Posted March 12, 2023 Boobid kale: Quote Share this post Link to post Share on other sites
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar Posted March 13, 2023 Dhulkii dowladeed ayee dhacaayaan Xasan Socdaal iyo xirtiisa, just as they did in 2015 near garoonka Aaden Cadde. Tallaabo ay qaaday DF oo xiisad cusub ka abuurtay Muqdisho Dowladda federaalka Soomaaliya ayaa qaaday tallaabo horleh oo shacabka deggan guryaha Bangiga dhexe ee Bangaariyo looga saarayo dhulkaasi kadib warqad kasoo baxday Maxkamada Gobolka Banaadir oo amar siisay Taliska Booliska. Maxkamadda ayaa Booliska gobolka Banaadir ku amartay in dadka laga saaro dhulkaasi oo dan guud ah, kuna yaallo xaafadda Buulo-xuubey ee degmada Wadajir. Ciidamada Booliska oo fulinaya amarka maxkamadda ayaa burburin ku bilaabay xaafadaas, waxaana la arkayay alaab dhulka daadsan iyo dadweyne qaylo dhaaminaya. Arrintan ayaa dhalisay xiisad xoogan iyo hadal heyn, waxaana kamid ah dadka falceiyay siyaasiga caanka ee Cali Yare Cali oo si weyn u dhaliilay dowladda federaalka. “Dowladda waxay soo saartay AMAR ah in shacab dhan 3,200 (SADDEX KUN IYO LABBO BOQOL) oo qoys oo reer Buulo xuubeey ah si awood ah looga saarayo dhulka ay dagganyihiin. Dhulka ayaa ka billaabanaya Darbiga Hotel Jazeera gaar ahaan gurigii uu daganaa Hoggaamiyihii weynaa AUN Maxamed Qanyare Afrax, kuna tagaya biyo-dageenka Buulo xuubeeym” ayuu ku yiri war qoraal ah oo uu soo saaray siyaasiga Cali Yare Cali. Sidoo kale wuxuu farriin u diray madaxweynaha Soomaaliya, isaga oo kula taliyay inuu ka leexdo waddada dhul boobka, sida uu hadalka u dhigay. “Shaqsi ahaan waxaan ku jiray dad badan oo aaminsanaa in maamulka Madaxweyne Xassan Shiikh oo ka leexan doono waddadii hore loogu bartay ee boobka dhulka hantida guud ahaa. Madaxweyne sharaftaada ilaasho oo in magacaaga dalka lagu boobo iska diid shacabkana haloo turom” ayuu yiri guddoomiye ku xigeenkii hore ee amniga G/ Banaadir. Waxa kale oo uu intaasi raaciyay “Sidii horay u dhacday dadka ka baxso ee dabaq ka dhiso waxaa laga dhaxlay natiijadii Arbacadii, 08- February 2017.” Xigasho Quote Share this post Link to post Share on other sites
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar Posted March 13, 2023 Dadka laga sii hor gatay dhulalkii hantida guud la rabo la boobo: Quote Share this post Link to post Share on other sites
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar Posted March 16, 2023 Quote Share this post Link to post Share on other sites
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar Posted March 16, 2023 Latest rumour is dhul dekedda Muqdisho leedahay, kuna yaalo isla meesha ayaa loo ooday Xasan Socdaal. Awal dhulkii garoonka diyaaradda Aaden Cadde ayuu qaatay sanadkii 2015 oo uu ka dhistay Convention Hall iyo banquet. I saw this hall myself in 2019 because you are forced to use it in order to board another forced bus transportation owned by Xasan Socdaal himself and family. Every passenger has to pay seven dollars (now it is ten) for a few yards xoog baad ah baska laguugu raacsiinaayo for 'security reasons' that was started a decade ago. Tuugaan haddaanan la iska qaban dalka dhan waa wada xaraash. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Dhagax-Tuur Posted March 16, 2023 No. The solution is very effing simple. Fck Mogadishu. It will never be a Somali capital. Just move everything to a federal government. Their shitty gravy train is over. This lot 'unukaa leh ' have all Somalis hhostage as long as the capital remains to be Mogadishu and is the center of everything, literally. Let's see then if the land looted has the same value! Besides, there will be no more 'Maxamed ow soo bax' bs. Quote Share this post Link to post Share on other sites