Miskiin-Macruuf-Aqiyaar Posted January 5, 2023 Maakhiri, it needs a generation for daljaceylnimo ku wada beermo dadweynaha Soomaaliyeed. Dowladii hore wey beertay the seeds and you could see the nationalist widespread support it gained from every qabiil. We hadn't seen a support like that since the late 70s. No wonder qabyaaladists cirka iyo dhulka ayee dagaalkooda ahaa and were united against dowladii hore. Deni, Muuse Muqayil, Xasan Socdaal, Shariif Sakiin iyo Axmed Madoobe ayee isku keentay, all the most corrupt Soomaalis had seen in the last two decades. 1 Quote Share this post Link to post Share on other sites
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar Posted January 5, 2023 Tana waa mid kale. Very sad. _____________ Maanta maalin madoow iyo mugdi gudcur ah ayay kaga dhigantahay qaranka Soomaaliyeed. Dowladda Soomaaliya ayaa dalka Imaaraadka carabta ku wareejisay ciidankii lagu soo tabobaray Eritrea, heshiiska oo Abu Dhabi lagu saxiixay wuxuu qorayaa in dowladda Imaaraatka markale lagu wareejiyo kana howlgasho xerada ciidanka Jeneral Gordan iyaga oo maamuli doona habsami-usocodka xerada iyo ciidanka ku jira, sidoo kalana labada dowladood iska kaashadaan habkii ciidanka yimid loo howlgelin lahaa. Waxaa la buriyay wareegtadii ay dowladdii hore dalka uga saartay quburada ciidan ee Imaaraatka dib ayay dalka uga howlgeli doonaan muddo 14 maalmood (labo asbuuc) gudahood ah. Sida heshiiska lagu qoray dalka Imaaraatka ayaa dowladda ka caawin doona dhaqaalihii ciidanka lagu howlgelin lahaa, agabkooda iyo dib-ucasriyeeynta xerada. Ganacsato dowladdu wadato oo ay ku jiraan xildhibaano iyo xigtada mid kamid ah odayaasha dalka ugu sarreeyay ayaa fulin doona saddex qandaraas oo heshiiska ku jirta kuwaas oo kala ah; Raashinka iyo shidaalka ciidanka, soo daabulita logistic-kada ay ku howlgeli doonaan saraakiisha Imaaraadka ka socda iyo dhismaha iyo wax lagu sheegay dib-ucasriyeeynta xerada. Imaaraatka dalka labaad ee Bishii November diiday in Soomaaliya laga qaado cunaqabateeynta hubka. Waxaa nasiib darro ah in dowladdii ugu weyneeyd ee xogta ciidanka laga qarinayay muddada dheer maanta sahlan loogu gacan galiyay iyada oo la eegayo dano dhaqaale iyo qandaraasyo kooban. - Cali Yare Cali - Facebook Quote Share this post Link to post Share on other sites
maakhiri1 Posted January 5, 2023 This prostitution is another level Quote Share this post Link to post Share on other sites
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar Posted January 8, 2023 Another useless post la rabo in lagu cuno shilimaantii yareyd dalka soo galaaye. There are almost 15 useless 'lataliyaal' and 'ergo' magacaaban aanan waxba qaban. Maxaa hantidii la bililiqeysanaayaa. Quote Share this post Link to post Share on other sites
jamacabdi265 Posted January 8, 2023 Wiilka maay maayga wuxu u xiisay heesihii Iyo ciyaarihii wakhtigii Kaacaanka iyo Farmaajo. Pliis umada ka xishoow, oo ka daa calool xumada iyo qiiro baroorka. Isla ciyaartii lee waaye, laxanka lee badalay. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar Posted January 17, 2023 Quote Share this post Link to post Share on other sites
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar Posted February 1, 2023 And the biggest xaraash - the wholesale of the country - has been exposed. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar Posted February 4, 2023 Another day, another xaraash, another major iib of hantideena: Quote Share this post Link to post Share on other sites
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar Posted February 14, 2023 Xasan Socdaal dalkeena waa xaraashay. Allloow naga qabo tuugadaan aanan dad, dal iyo diinba u naxeynin. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar Posted February 16, 2023 Iibid continues: Quote Share this post Link to post Share on other sites
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar Posted February 22, 2023 Dowlad ka tuugsan tan ka hor Soomaaliya ma soo marin. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Dhagax-Tuur Posted February 23, 2023 'Unukaa leh ' and their lot are literally cashing out the country in retail, wallaahi. Again, I want to see this country balkanized, so that they ruin their bit and not all of us. The fight against Farmaajo was so they could let loose and loot. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar Posted February 23, 2023 2 hours ago, Dhagax-Tuur said: 'Unukaa leh ' and their lot are literally cashing out the country in retail, wallaahi. Again, I want to see this country balkanized, so that they ruin their bit and not all of us. The fight against Farmaajo was so they could let loose and loot. He is secretly in Imaaraadka today, selling ciidamadii Eritareeya laga keenay iyo militariga kale ee Soomaaliya. He is the WORST ever Soomaali madaxweyne ku sheeg soo maro. Alloow ina dhaafi neefkaan. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar Posted February 23, 2023 Classic moooryaanimo. Quote Share this post Link to post Share on other sites
maakhiri1 Posted February 23, 2023 Reerkan shaqada dameerada in ku ekaadaan baa fiican, Xukun wax ka garan maayaan, hibbo Eebe uma siin Quote Share this post Link to post Share on other sites