Miskiin-Macruuf-Aqiyaar Posted July 6, 2022 4 hours ago, Duufaan said: Macallin jaamacadeed oo lagu dilay Muqdisho – Puntland Post PUNTLANDPOST.NET Koox hubaysan ayaa maanta degmada Dharkeenley ku dilay Cismaan Axmed Macow oo ahaa macallin wax ka dhiga jaamacadda Horseed ee… Sii akhri This happened last night while Mahad Salad forces were working in the streets. You can not have both the clan mellesia, criminals, and police same time in the streets. The best and most skilled people are killed in moqdisho daily for a long time now. And people like Dalmar do not see it as a problem. For some tribes, every one qualified is already dead. He could appoint Yusuf Garaad or even Abdishakuur for NISA if want to reward his friends from that tribe. Waraabihii hasha dhashay looga tegay wuxuu dhahay, maxay ku nuugtaa ama kanuugtaa. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar Posted July 6, 2022 18 hours ago, Dhagax-Tuur said: You are sick! Current administration is a mess, corrupted and nepotistic. Unqualified qabyaaladaystis have been appointed to extremely sensitive positions in government. They have no business of being there. They have started giving away government property (Curubo) already, like he has done previously. Young people with opposing views have their passports cancelled. The list of shame is getting longer by the day. This is not what was expected of a fellow who has got second chance to get it right. Afkiina edeb u yeela, oo dib isu fiiriya. Ha u jawaabin the mentally unstable little fudeed badane boy. This creature likes attention like sida dhoocilaha. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Duufaan Posted July 6, 2022 Sawirro: XAASHI CUMAR oo lagu dilay Muqdisho kadib 17 sano oo uu ku xirnaa Italy - Caasimada Online WWW.CAASIMADA.NET Muqdisho (Caasimada Online) – Wararka naga soo gaaraya magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in maanta qarax lagu dilay Xaashi Cumar Xasan, xilli uu ku sugnaa degmada Dharkenley ee gobolka Banaadir... Another citizen was targeted and killed in Mogadishu. But M00ryaan Darboweyne who owns 10 trucks with guns from SNA and his own clan militia paid by the government, they called him "wax garadka moqdisho" thinks, that replacing faster the remaining top security personnel will solve the problem. As galbeedi put it, you can not have both the government and the mafias. This is what they are trying to do in Moqdisho but it is impossible. You have to address the root of the security problem in moqdisho. It is armed clan Malesia and the weapon inside the city whether they work for the government or protecting the clans. Darboweyne: Madaxweyne Xasan Sheekh waa in uu si deg deg ah xilka uga qaadaa... - Caasimada Online WWW.CAASIMADA.NET Muqdisho (Caasimada Online) – Muxiyadiin Xasan Cali (Darba-weyne) oo ka mid ah waxgaradka gobolka Banaadir ayaa ka hadlay xaalada amni ee dalka, gaar ahaan dhaca ay geysanayaan kooxo burcad ah oo... Quote Share this post Link to post Share on other sites
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar Posted July 6, 2022 2 hours ago, Duufaan said: Sawirro: XAASHI CUMAR oo lagu dilay Muqdisho kadib 17 sano oo uu ku xirnaa Italy - Caasimada Online WWW.CAASIMADA.NET Muqdisho (Caasimada Online) – Wararka naga soo gaaraya magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in maanta qarax lagu dilay Xaashi Cumar Xasan, xilli uu ku sugnaa degmada Dharkenley ee gobolka Banaadir... Another citizen was targeted and killed in Mogadishu. But M00ryaan Darboweyne who owns 10 trucks with guns from SNA and his own clan militia paid by the government, they called him "wax garadka moqdisho" thinks, that replacing faster the remaining top security personnel will solve the problem. As galbeedi put it, you can not have both the government and the mafias. This is what they are trying to do in Moqdisho but it is impossible. You have to address the root of the security problem in moqdisho. It is armed clan Malesia and the weapon inside the city whether they work for the government or protecting the clans. Darboweyne: Madaxweyne Xasan Sheekh waa in uu si deg deg ah xilka uga qaadaa... - Caasimada Online WWW.CAASIMADA.NET Muqdisho (Caasimada Online) – Muxiyadiin Xasan Cali (Darba-weyne) oo ka mid ah waxgaradka gobolka Banaadir ayaa ka hadlay xaalada amni ee dalka, gaar ahaan dhaca ay geysanayaan kooxo burcad ah oo... Miino gaari la iskugu xiro is already back within two months of moooryaan Mahad Qalaaye meel madax ka yahay. This man they killed has been imprisoned in Talyaaniga for nearly two decades for alleged murdering of Talyaani wariyaal in 1994 in Muqdisho. Waala soo daaye oo raaligelin ayaana la siiyey markii cadeemo lagu waaye. He was in turn compensated several million euros several years ago. Probably baadka moooryaanta ayuu diiday dhiibo, meeshana amaan ma jiree. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar Posted July 7, 2022 Moooryaanimo iyo isbaaronimo dad aanan ka hareynin tan iyo aakhiro samaan: Quote Share this post Link to post Share on other sites
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar Posted July 7, 2022 Hadalkiisa waxaa kaga dareemayaa inuu aad u dhibsaday Farmaajo guri ma dhisan oo maal malaha. Xasan Sh. ninkii yaqaanaa yaqaano. Madaxweyne Xasan Sheekh: “Hanti ma lihi” Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa markii u horeysay ka hadlay hantidiisa isaga oo shaaciyay in uusan laheyn daaro dhaadheer iyo hanti badan. Xasan Sheekh, oo hadalkan jeediyey isaga oo la hadlayey ciidan Soomaaliyeed oo lagu tababarayo Turkiga, ayaa sheegay in uusan isku mashquuli jirin lacag urursi, wixii uu helana uu uga faa’iideyn jiray caruurtiisa iyo dhalinyarada qaraabada ah, si ay u dhameystirtaan waxbarashada heerarkeeda kala duwan. “Maal-qabeen ma ihi, daaro badan ma lihi, wax badan oo la iga dhaxlo hada dhinto malihi. Maalina irsaaqada ciriiri igama galin, weli kama fikirin reerka maanta maxay cunayaan,” ayuu yiri. “Ilaahay irsaaqada iguma dhibin laakiin maalqabeen ma ihi, aniguna maalka ma daneyn jirin haddii aan lacag helana inta xooga meel dhigto ayaa ilmaheyga wax ku baran jiray, ilmo kale oo qaraabada ah ama agoon deriska ah ayaa ku kaalmeyn jiray.” Sidoo kale waxa uu sheegay in uusan guryo iyo apartment-yo ku laheyn dalalka dibada, gaar ahaan Turkiga iyo Kenya oo inta badan siyaasiyiinta Soomaalida iyo madaxdii hore ay ku leeyihiin. “Aniga iyo waxa aan dhalay midna apartment kuma laha Istanbul iyo Nairobi, idinka oo og dad yar-yar oo dhaqaalahooda aad u yar yahay ay meel walba uga dhisan yihiin daaro iyo apartment-yo.” Si kastaba, Inta badan madaxda iyo siyaasiyiinta Soomaalida ayaa dalalka dibada ka iibsada guryo, iyaga oo qoyskoodana ugu nool yihiin dalka dibadiisa, islamarkaana usoo shaqo tagay dalkeena. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar Posted July 7, 2022 First real iib of Soomaaliya oo dunida laga iibiyey: This move might destroy the nascent Soomaali-owned new banks in Soomaaliya. Fogaan arag iyo aragti dheer malahan, only jeebkiisa u daran tuugaan. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Dhagax-Tuur Posted July 8, 2022 Waar bal u duceeya. Waa intaa oo uu wanaaga Alle tusiyee. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Duufaan Posted July 8, 2022 Ciidan militari oo sabab yaab leh u weeraray saldhig boolis oo ku yaalla Muqdisho iyo dagaal culus oo ka dhacay - Caasimada Online WWW.CAASIMADA.NET Muqdisho (Caasimada Online) – Rag hubeysan oo watay gaari nooca raaxada ah ayaa maanta weeraray Saldhiga Booliska degmada Yaaqshiid ee gobolka Banaadir, halkaasi oo uu ka dhacay dagaal... Today: The clan militia attacked a police station and four are dead. This is the freedom they were asking for and another reason they did not like a "dictator". Anarchy and freedom have the same meaning in the M00ryaan world. Daawo: Ciidamo weeraray guriga agaasime ka tirsan xafiiska Ra'iisul Wasaaraha - Caasimada Online WWW.CAASIMADA.NET Muqdisho (Caasimada Online) – Ciidan hubeysan ayaa shalay la wareegay guri ay magaalada Muqdisho ka degan tahay Maryan Aadan Amiin oo loo yaqaano Maryan Isxilqaan, oo ah agaasimaha arrimaha... Yesterday: The clan militia are fighting probably a stolen house in Abdiasis neighborhood modish. The SNA clan militia called it "ciidamada milateriga" who get paid by the government are doing all this. Hassan created this melitia his first term and now they are back in the streets. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar Posted July 18, 2022 Moooryaanimo in full display. The rot starts from the top: Quote Share this post Link to post Share on other sites
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar Posted July 22, 2022 Rooblaawe Baahane iyo tuugii 30/30 wali waxee dhacaan raadiyaan. Daroogadii jaadka inay faa'ido ka sameyaan raadinaayaan: Quote Share this post Link to post Share on other sites