Sign in to follow this  
Deeq A.

Madaxweyne ku xigeenka Puntland oo qaabilay wefdi ka socd Norway iyo Finland

Recommended Posts

Deeq A.   
IMG-20220602-WA0002.jpg?resize=206%2C134

Madaxweyne ku xigeenka dowladda Puntland Mudane Axmed Cilmi Cismaan Karaash ayaa maanta Xafiiskiisa ku qaabilay wefti ka socday Safaaradaha Finland iyo Norway.

Shirka ayaa looga hadlay xaalada guud ee Abaaraha deegaanada Puntland, xoojinta taageerada dhinaca waxbarasha ee ay Puntland siiyaan dowladdaha Finland iyo Norway, Maamul baahinta iyo Dimuqraadiyada.

Madaxweyne ku xigeenka ayaa uga mahadceliyey weftiga booqashadooda Puntland iyo taageeradooda.

Ugu dambayn Madaxweyne ku xigeenka ayaa xusay sida ay Puntland uga go’an tahay xoojinta wada shaqaynta ay la leedahay deeq bixiyayaasha.

PUNTLAND POST

The post Madaxweyne ku xigeenka Puntland oo qaabilay wefdi ka socd Norway iyo Finland appeared first on Puntland Post.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this