Sign in to follow this  
Deeq A.

Puntland oo maxkamadaynaysa rag ku eedaysan dil maxbuus

Recommended Posts

Deeq A.   

Maxkamadda derejada kowaad ee degmada Qardho ayaa lagu wadaa in ay maanta bilowdo dhegaysiga dacwadda loo haysto shan maxbuus oo ku eedaysan dilkii marxuum Sharma’arke Warsame Nuux kaas oo todobaad ka hor lagu dhex dilay xabsiga magaalada Qardho.

Shanta eedaysane ayaa dhammaantood qirsan dilkii marxuumka kadib baaritaanno kala duwan oo lagu sameeyay sida ay xaqiijinayaan dad ka tirsan hay’adaha dowladda u qaabilsan dhinaca baarista.

PUNTLAND POST

The post Puntland oo maxkamadaynaysa rag ku eedaysan dil maxbuus appeared first on Puntland Post.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this