Sign in to follow this  
Deeq A.

“SNM Waxa Ay Ka Dhalatay Markii Ninkii Madaxweyne Ahaa Uu Ciidammadii U Adeegsaday Inuu Dadka Ku Laayo…” Maxamed Kaahin Ayaa Sidan Yidhi Sannadkii 2008

Recommended Posts

Deeq A.   

“SNM waxa ay ka dhalatay markii ninkii Madaxweyne ahaa uu ciidamadii u adeegsaday inuu dadka ku laayo, waxaanu ognahay in ciidamadii qaranka furimihii laga soo qaaday oo caasimada Hargeysa la soo dhoobay, gaada ayaa ka dhacday maalin galinkeed, madaxwayne Rayaale iyo guurtidiisuna qaylada ka yeedhaysa iyo ka kacaay waa KULMIYE iyo UCID, Madaxweyne Rayaale waxa uu odhan jiray waa lay doortay, waa lay doortay, waxaanu leenahay way dhammaatay waa lay idoortay, oo bishii May ayaa soo dhawaatay ee xilku wuu kaa dhammaanayaa doorashadiina waa diidan tahay ee bal in aad sharci darro ku sii fadhido iyo in kale .”Ayuu yidhi Maxamed Kaahin mar uu sannadkii 2008 uu la hadlayey Madaxweyne Riyaale

Source

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this