Sign in to follow this  
Deeq A.

3 Xubnood oo ka mida ahaa Komishanka oo iscasilay & Xubin aan la gudbin

Recommended Posts

Deeq A.   

3 Xubnood oo ka mida ahaa Komishanka oo iscasilay & Xubin aan la gudbin

riyoraac.png
Saddexdan xubnood oo ay kala ah gudoomiyihii dhawaan Komishanka Doorashooyinku sheegen inay xilka qaaden balse isagu ku gacan saydhay sheegayna inuu yahay gudoomiyaha Komishanka ee rasmiga ah, Gudoomiye ku xigeenkii Komishankaasi iyo xubin ka mid ah xubnaha Komishanka ayaa ilaa hada iska casilay xilkii Komishanka Doorashooyinka Qaranka ee ay hayeen.
Sidoo kale waxaan ilaa hada la soo gudbin oon Komishanka lagu darin xubintii Xisbiga Ucid ee hore isu casishay xubinta cusub ee bedeshay.
Komishanka Doorashooyinka Qaranka ayaa la doonayay inay diyaariyaan Doorashooyinka Somaliland ka dhacayay balse tan ayaa murug kale sii galinaysa Qabsoomida Doorashooyinkas qorshaysan.

Qaran News

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this