Sign in to follow this  
Deeq A.

Goobjoog Oo Dib U Shaqo Bilawday Maanta

Recommended Posts

Deeq A.   

Waxaa maanta oo talaado ah dib u soo noqday howlihii iyo barnaamijyadii warbaahinta Goobjoog kadib muddo hal maalin ah oo hakad loo galiyay shaqada warbaahinta baroordiiqda allaah u naxariistee marxuum Cabdullahi Maxamed Shirwac oo ahaa difaacihii xuquuqul insaanka iyo dowlad wanaagga.

Marxuumka ayaa ku geeriyooday magaalada Muqdisho kadib muddo kooban oo uu ku xanuusanaa isbitaalka Yardimeli hospital.

Cabdullahi Maxamed Shirwac ayaa muddo dheer ka shaqeynayay howlaha nabadda iyo dowladda wanaagga Soomaalida, sidoo kalena wax badan ka qabtay arrimaha gurmadka abaaraha.

Goobjoog News

Source: goobjoog.com

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this