Sign in to follow this  
Deeq A.

Madaxweyne Deni oo maanta ku wajahan Garoowe

Recommended Posts

Deeq A.   

Madaxweynaha dowladda Puntland oo ku sugan magaalada Nairobi ayaa maanta ku wajahan caasimadda Garoowe.

Qaban-qaabada soo dhowaynta madaxweynaha ayaa ka socota garoonka diyaaradaha magaalada Garoowe halkaas oo ay ku sugan yihiin mas’uuliyiin dowladeed iyo dad weyne kala duwan.

Maadxweynaha oo markii ugu horraysay tan iyo doorashadii 15 May dib ugu laabanaya Puntland ayaa lagu wadaa in maanta loo sameeyo soo dhowayn ka duwan kuwii hore.

PUNTLAND POST

The post Madaxweyne Deni oo maanta ku wajahan Garoowe appeared first on Puntland Post.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this