Miskiin-Macruuf-Aqiyaar Posted May 30, 2022 Will the recently (s)elected Xasan Sheekh Maxamuud follow tradition that started with C/qaasin Salaad Xasan in 2000. The tradition is every (s)elected new president to go Baydhabo as their first domectic trip. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar Posted May 30, 2022 Madaxweyne Xasan Sheekh oo berri booqasho ku tegaya Baydhabo Madaxweynaha cusub ee dowladda federaalka ah ee Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa lagu wadaa inuu bilaabo safaro kala duwan oo uu kala bixinayo qaar ka mid ah xarumaha dowlad goboleedyada ka jira dalka. Sida ay ogaatay Caasimada Online, Madaxweyne Xasan ayaa berri booqashadiisii ugu horreysay ku tegaya magaalada Baydhabo ee xarunta gobolka Baay, halkaas oo uu wada-hadallo kula yeelan doono Madaxweynaha Koonfur Galbeed Somalia. Waxaa maanta magaalada Baydhaba gaaray wafdi uu hogaaminayo Agaasimaha Guud Madaxtooyada Qaranka Xuseen Shekh Maxamuud oo ay wefdigiisa qeyb ay ka ahayeen Xildhibaano iyo Saraakiil ka socday Madaxtooyada Qaranka. Wafdigaan maanta gaaray Baydhaba ayaa hordhac u ah booqashada uu madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud lagu wado inuu berri ku tago Baydhaba. Madaxweyne Xasan iyo lafta-gareen ayaa la sheegay inay diiradda saari doonaan isbedalka ka dhacay dalka, kadib doorashadii Madaxweynaha ee la qabtay 15-kii May, taas oo uu ku guuleystay Xasan Sheekh, waxaana Lafta Gareen uu ka mid ahaa taageerayaashii Madaxweynihii hore dalka. Wararka ayaa sidoo kale intaasi kusii daraya in kulanka lagu soo qaadi doono wada-shaqeynta labada dhinac ee ku aadan dhismaha dowladda cusub ee Soomaaliya. Sidoo kale waxaa la filayaa in Lafta Gareen uu Madaxweynaha cusub la wadaago xaaladda siyaasadeed ee uu wajahayo maamulkiisa iyo abaabulka ka socda magaalada Muqdisho. Safarka Baydhabo, kadib Madaxweynaha dowladda federaalka ayaa tegi doono magaalada Dhuusamareeb ee caasimada Galmudug, sida ay innoo xaqiijiyeen ilo xog-ogaal ah. Ujeedka ayaa ah sidii uu Madaxweynaja u qaboojin lahaa xiisada & kala aragti duwanaanta maamullada qaar, gaar ahaan kuwii taabacsanaa Madaxweynihii laga adkaaday, Farmaajo. Si kastaba, Madaxweynaha cusub ayaa ku howlan dhismaha dowladdiisa, wuxuuna horey u ballan qaaday in uusan jiri doonin aargoosi lagu beegsanayo kuwa ka fikirka duwan. Xigasho Quote Share this post Link to post Share on other sites
Arafaat Posted May 31, 2022 It seems one is prioritising domestic visits and support above the usual foreign visits that were often prioritised above in-country visits, which is a welcome change. Quote Share this post Link to post Share on other sites
galbeedi Posted May 31, 2022 This is probably one of the political strength of Hassan Sheikh to sit down his perceived opposition. Farmaajo would never go to Kismaayo or any place where he had disagreements. It seems Hassan Sheikh has confidence to sit down with any Somali. Also, there are rumors about an opposition forming headquartered in Baidoa. I even heard about enlarging the southwest to add Gedo and middle Jubba. Hassan Sheikh must stay away any group that is trying to unseat C/caziiz Laftagareen if he wants to have a peace of mind from the South west. Quote Share this post Link to post Share on other sites
maakhiri1 Posted May 31, 2022 Hope they succeed working together for the good of the country. Laftagareen seem very decent human being. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar Posted May 31, 2022 9 hours ago, galbeedi said: This is probably one of the political strength of Hassan Sheikh to sit down his perceived opposition. Farmaajo would never go to Kismaayo or any place where he had disagreements. It seems Hassan Sheikh has confidence to sit down with any Somali. Also, there are rumors about an opposition forming headquartered in Baidoa. I even heard about enlarging the southwest to add Gedo and middle Jubba. Hassan Sheikh must stay away any group that is trying to unseat C/caziiz Laftagareen if he wants to have a peace of mind from the South west. Even if Xasan Sh. wanted to push Laftagareen, it wouldn't be possible. Unlike corrupt Shariif Xasan who was pushed out quickly, Laftagareen has thousands of loyal army, trained by Ingiriiska. He is also an RRA veteran. Corrupt Shariif Xasan did not trust clan army of his since his clan are not traditionally armed ones, so he never built one and did not care any development of KG, instead investing his ill-gained money in Turkiga, Kiinya iyo Imaaraadka. One classic point is the failure of Baraawe airport, which he pocketed the funds and the poorly-built, sand-covered runway is there all to see. By the way, suddenly Sh. Aaden Madoobe and Laftagareen are close now, due to encroachment of Maxamed Cismaan Jawaari, who is very close to Xasan Sheekh and wants to get back his seat. Sh. Aaden Madoobe and Xasan Sh. suddenly are not trusting one another. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar Posted May 31, 2022 Xasan Sh. is being honoured to officially open this new KG State House. 1 1 Quote Share this post Link to post Share on other sites
maakhiri1 Posted May 31, 2022 4 minutes ago, Miskiin-Macruuf-Aqiyaar said: Xasan Sh. is being honoured to officially open this new KG State House. War meeshu qurux badaa, miss the blue sky, masha Allah Quote Share this post Link to post Share on other sites
Shurwac Posted May 31, 2022 Nice, What makes this structure beautiful is not even its look / or design. It's the surroundings and that crisp Azure blue sky...Somalia Dhulka adunka ugu qurqoox + Dadka adunka ugu liita... Quote Share this post Link to post Share on other sites
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar Posted May 31, 2022 You know, Shirwac, madaxtooyada labaad ee Soomaaliya ku taali jirtay Baydhabo. Meel beeraha (Beeraha Carabta) ka sareyso ku taali jirtay, oo aqal weyn shub ah ahaa oo aad u qurxoon. It is even beautiful than this one and was surrounded by farms, Isha Baydhabo and large qumbo trees. Its foundation still stands. Siyaad Barre nasashada u aadi jiray. If I was Laftagareen, taas ayaa dayactiri lahaa instead of building this one because meel sare leer leh ayee ku taalaa. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar Posted May 31, 2022 Sawirada soo dhaweynta: Quote Share this post Link to post Share on other sites
Samafal Posted May 31, 2022 Beautiful Villa. Waxba faan iyo ciidanbuu haystaa wax tari mayso. Lafta Gareen needs to free Reer Koonfur Galbeed from Alshabaab so that they can send their kids to schools and the region can prosper. In other words niikedii Farmaajo waa dhamaatay he needs to hold free and fair selection process when his term ends at end of the year. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Duufaan Posted June 1, 2022 The old days, the best place to live in Somalia were Moqdisho, Baydhabo and Hargeysa because of the weather and culture. Laftgreen must open the roads and build Baraawe port. It will make southwest political and economic center. The villa needs a bigger sign "Villa KGS'? Quote Share this post Link to post Share on other sites
maakhiri1 Posted June 1, 2022 Agree, all these small developments is nothing compared the damage carrying out by the evil group Shabaab, first, second, third and fourth priority should be getting rid off this stage 4 cancer. Quote Share this post Link to post Share on other sites