Deeq A. Posted May 30, 2022 Warbaahinta Goobjoog waxaa ay maanta oo isniin muddo 24 saac ah hakineysaa dhammaan barnaamijyadii iyo wararkii, iyada oo taa badalkeeda ay idaacadda iyo TVga ka bixi doonaan oo keliya tacsi, qur’aan iyo ducada marxuum Cabdullahi Shirwac. Shaqo hakinta waxaa kale oo qeyb ka ah Webka iyo dhammaan baraha bulshada ee Goobjoog. Aan u duceyno dhammaanteen difaacaha xuquuqda aadanaha iyo dowladnimada. Source: goobjoog.com Share this post Link to post Share on other sites