Deeq A. Posted May 29, 2022 Kadib markii ay soo baxeen warar ku saabsan in dib loo fasaxayo kursigii Fahad Yaasiin ayaa Ra’iisul wasaare Rooble gebi ahaanba kala diray guddigii doorashooyinka heer Federaal ee FEIT. Ra’iisul Wasaaraha Xukumadda federaalka Soomaaliya mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa kala diray Guddiyaddii doorashada dadban , isagoo uga mahadcelyay sidii wanaagsanayd ee ay u gudteen Waajibaadkoodii. PUNTLAND POST The post Rooble oo kala diray guddiyadii doorashooyinka dadban appeared first on Puntland Post. Share this post Link to post Share on other sites