Sign in to follow this  
Deeq A.

Rooble oo kala diray guddiyadii doorashooyinka dadban

Recommended Posts

Deeq A.   

Kadib markii ay soo baxeen warar ku saabsan in  dib loo fasaxayo kursigii Fahad Yaasiin ayaa Ra’iisul wasaare Rooble gebi ahaanba kala diray guddigii doorashooyinka heer Federaal ee FEIT.

Ra’iisul Wasaaraha Xukumadda federaalka Soomaaliya mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa kala diray Guddiyaddii doorashada dadban , isagoo uga mahadcelyay sidii wanaagsanayd ee ay u gudteen Waajibaadkoodii.

FB_IMG_1653840937812.jpg?resize=720%2C10

PUNTLAND POST

The post Rooble oo kala diray guddiyadii doorashooyinka dadban appeared first on Puntland Post.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this