Sign in to follow this  
Deeq A.

Wararkii u danbeeyay Amiin Guuleed oo u xiran Sirdoonka Puntland

Recommended Posts

Deeq A.   
Guuleedka.jpg?resize=660%2C501&ssl=1

Amiin Maxamuud Guuleed oo ka tirsan urur siyaasadeedka Mideeya ayaa weli u xiran hay’adda Sirdoonka Puntland ee PISA.

Saraakiil ka tirsan hay’adda PISA oo aan rabin in magacyadooda la xigto ayaa  Amiin ku tilmaamay shakhsi ku eedaysan kiis la xiriira kicin dadweyne iyo warar-been abuur ah.

Saraakiishu ma faahfaahin kiiska ku saabsan kicinta dadweyne balse waxay ku gaabsadeen in baaritaan lagu hayo.

 Urur siyaasadeedka Mideeye weli kama hadlin dhacdaaas lagu xiray Amiin Guuleed oo ka tirsan ururkooda.

PUNTLAND POST

The post Wararkii u danbeeyay Amiin Guuleed oo u xiran Sirdoonka Puntland appeared first on Puntland Post.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this