Sign in to follow this  
Deeq A.

Mujaahid Axmed Miro oo Baaq & Dardaaran u diray Siyaasiyiinta Khilaafku ka dhex oogan yahay & Shacabka Reer S/land

Recommended Posts

Deeq A.   

Mujaahid Axmed Miro oo Baaq & Dardaaran u diray Siyaasiyiinta Khilaafku ka dhex oogan yahay & Shacabka Reer S/land

May be an image of 1 person
“Guusha Ilaahay ina siiyay aynu ku mahadnaqno, maantana aynu ilaashano dalkeena oo taarikhda aynu xejino.
Waxaynu leenahay dadka Somaliland maanta ku nool Madax iyo Mijaba waa la idin soo eegaya Taariikhda inaad xejisataan iyo Taariikhdu inay gacmihiina ka dhacdo labbada waa la eegaya.
Waxaan idinku guubaabinaya oo idinku adkeenaya waar caqli ha shaqeeyo , Fekerku ha shaqeeyo, Masuulnimadu ha shaqayso badbaada dalka ha loo wada guntado.”
Mujaahid Axmed Mire Maxamed Nuux ayaa dardaraankan u jeediyay shacbiga iyo Madaxda Jamhuuriyadda Somaliland isagoo ka hadlayay taariikhda guda galkii SNM ee Burco.

Qaran News

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this