Sign in to follow this  
Deeq A.

Mahad Salaad Oo loo Magacaabay Agaasimaha NISA.

Recommended Posts

Deeq A.   

Golaha Wasiirrada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya oo maanta yeeshay kulankoodii caadiga ahaa ee khamiislaha ayaa ansixiyay Magacaabista Taliyaha Hay’adda Nabad sugidda iyo Sirdoonka Qaranka oo loo magacaabay Mudane Mahad Maxamed Salaad.

Ansixitan ayaa timid kadib soo jeedin ka timid Villa Somlia oo mahad uu kamid yahay saaxiibada ugu dhowdhow Madxaweyne Xasan sheekh iyo masuuliyiinta ugu sarsareysa Xisbiga UPD.

 

GOOBJOOG NEWS

Source: goobjoog.com

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this