Sign in to follow this  
Deeq A.

Wararkii u danbeeyay hawlgal kumaandooska Danab ka fuliyeen Shabeellada hoose

Recommended Posts

Deeq A.   

Faahfaahin dheeriya ayaa ka soo baxaysa hawlgal qorshaysan oo Kumaandooska Dabab ee Xoogga dalka Soomaaliyeed ka fuliyeen Gobolka Shabeellada hoose.

Hawlgalka oo ka dhacay tuulooyinka Tawakal iyo Balow oo ka tirsan degmada Awdheegle ee Gobolkaas ayaa lagu burburiyay saldhigyo Al-shabaab ku la hayd halkaas sida laga soo xigtay saraakiisha Danab.

Wararku waxay sheegayaan in sidoo kale Ciidamadu tuulada Tawakal ku gubeen doon nooca dheeriya ah oo Al-shabaab isticmaali jireen.

Sarkaal u hadlay Danab ayaa sheegay in doonta la gubay ay Al-shabaab ku raran jireen lacagaha ay shacabka ka qaadan.

PUNTLAND POST

The post Wararkii u danbeeyay hawlgal kumaandooska Danab ka fuliyeen Shabeellada hoose appeared first on Puntland Post.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this