Sign in to follow this  
Deeq A.

Ogaysiis ku socda dadka na soo booqda

Recommended Posts

Deeq A.   

Waxa aanu ogaysiinayaa dhamaan dadka na soo booqda in qadaryar oo dhowr saacadood ah aanu hawda ka maqnaan dooono maalinta bari ah ee Khamiiista

Anaga oo shabakada qarannews ku wadna balaadhin iyo casriyayn, waxa aanu raali galin ka bixinaynaa qadarkaasi dhowrka saacadood ee aanu hawada ka aqnaan doono

Waad mahadsantihiin

Qaran News

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this