Deeq A. Posted May 25, 2022 Waxa aanu ogaysiinayaa dhamaan dadka na soo booqda in qadaryar oo dhowr saacadood ah aanu hawda ka maqnaan dooono maalinta bari ah ee Khamiiista Anaga oo shabakada qarannews ku wadna balaadhin iyo casriyayn, waxa aanu raali galin ka bixinaynaa qadarkaasi dhowrka saacadood ee aanu hawada ka aqnaan doono Waad mahadsantihiin Qaran News Share this post Link to post Share on other sites