Sign in to follow this  
Deeq A.

Dulmi keliya ma aha ee waa edebdarro.

Recommended Posts

Deeq A.   
Dulmi keliya ma aha ee waa edebdarro.
beder.jpg
Xujaajta Soomaaliya loo oggolaaday sannadan in ay ka soo xajaan oo dhan 5206 xaaji ayay wasaaradda Awqaafta Federaalku tidhi Soomaaliland waxa ay qayb ahaan u heleen 350 xaaji, oo u dhiganta 6.8%, iyada oo hore u heli jirtay 40%.
Markaa sannadkan xajkaygii ma ka kacbaa?
Ilaahay idin qabay kuwa wax musuqayow.

Dr-Abdulqani Hussein Beder

Qaran News

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this