Sign in to follow this  
Deeq A.

4-Xubnood oo ka mida Gudidii M/weyne Biixi u magacaabay Diiwaangelinta Ururada Siyaasada oo la dhaariyey

Recommended Posts

Deeq A.   
4-xubnood oo ka mida Gudidii M/weyne Biixi u magacaabay Diiwaangelinta Ururada Siyaasada oo la dhaariyey
 mb-7.jpg
Guddoomiyaha Maxkamadda sare ee Somaliland ayaa maanta dhaariyay afar xubnood oo ka mid ah guddida Diiwaan gelinta iyo Ansixinta Asxaabta siyaasadda.
Afartan xubnood ee maanta la dhaariyay ayaa hore waxa u ansixiyay Golaha Wakiillada Somaliland.
Guddidan ayaa u muuqda in ay bilaabayaan hawsha Diiwaan gelinta Ururrada siyaasadda oo hadda khilaaf ka taagan yahay.

Qaran News

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this