Sign in to follow this  
Deeq A.

Xukuumadda Somaliland Oo Ka Biyo Diiday Tirada Sannadka Laga Siiyay Dadka Tegaya Xajka.

Recommended Posts

Deeq A.   

(SLT-Hargeysa)-Xukuumadda Somaliland ayaa ka biyo diiday tirada sannadka laga siiyay dadka tegaya Xajka.

350 qof ayaa la siiyay tirada sannadka tegaya Xajka.

Xukuumadda Somaliland ayaa ku eedaysay dawladda Soomaaliya in aanay si caddaalad ah  u qaybin tirada la siiyay Soomaaliya iyo Somaliland oo dhan shan kun laba boqol iyo lix Xaaji.

Boqolkiiba 40% ayay doonaysay Somaliland in la siiyo.

Dawladda Sacuudiga ayay Somaliland u gudbisay cabashadeeda sida Wasiirka Diinta iyo Aw-qaaftu sheegay, Halkan hoose ka DAAWO

Source

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this