Sign in to follow this  
Deeq A.

Guddoomiyaha Maxkamadda Sare Oo Maanta Dhaariyay Afar Xubnood Oo Ka Mid Ah Guddida Diiwaan-gelinta Urrurada

Recommended Posts

Deeq A.   

Guddoomiyaha Maxkamadda sare ee Somaliland ayaa maanta dhaariyay afar xubnood oo ka mid ah guddida Diiwaan gelinta urruada iyo Ansixinta Asxaabta siyaasadda.

Afartan xubnood ee maanta la dhaariyay ayaa hore waxa u ansixiyay Golaha Wakiillada Somaliland.

Guddidan ayaa u muuqda in ay bilaabayaan hawsha Diiwaan gelinta Ururrada siyaasadda oo hadda khilaaf ka taagan yahay, halkan hoose ka Daawo

Source

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this