Sign in to follow this  
Deeq A.

Nin hubaysan oo 19 caruur ah ku dilay Maraykanka

Recommended Posts

Deeq A.   
03190000-0aff-0242-a864-08da3df93c4b_w10

Nin hubaysan ayaa dilay ugu yaraan 19 carruur ah iyo laba qof oo waaweyn kadib markii uu shalay xoog ku galay dugsi hoose oo ku yaalla gobolka Texas.

Eedeysanaha oo 18-jir ah, oo sida muuqata ay Booliska dileen, ayaa sidoo kale toogtay Ayeeydiis kahor inta uusan carruurta dilin.

Sababta uu dilkan u geystay ilaa hadda ma cadda.

Weerarka ayaa lagu tilmaamay toogashadii ugu xumayd ee dalkaasi ka dhacda muddo ku dhow toban sano.

PUNTLAND POST

The post Nin hubaysan oo 19 caruur ah ku dilay Maraykanka appeared first on Puntland Post.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this