Sign in to follow this  
Deeq A.

Sacuudi Carabiya oo xayiraad ku soo rogtay 15-dal oo Somalia ku jirto+Liiska

Recommended Posts

Deeq A.   

Sacuudi Carabiya oo xayiraad ku soo rogtay 15-dal oo Somalia ku jirto+Liiska

saudiarabia_120618getty_0.jpg
Dowladda Sacuudi Carabiya ayaa xayiraad duulimaad ku soo rogtay Soomaaliya ayada oo dadka ka imanaya Soomaaliya ka mamnuucday in ay dalkaas u safraan ilaa amar dambe.
Ilaa 16 dal ayay dowlada Sucuudiga dadkooda ka mamnuucday in ay soo galaan dalkeeda, kadib markii kiiska cudurka COVID-19 oo sare uga sii kacaya gudaha Sucuudiga.
Marka laga soo tago Soomaaliya, 15-ka dal ee kale ee liiska ku jira ayaa kala ah; India,Jamhuuriyadda Dimoqraadiga ah ee Congo, Libya, Indonesia, Lebanon, Syria, Turkey, Iran, Afghanistan, Yemen, Ethiopia, , Vietnam, Armenia, , Venezuela iyo Belarus.
BBC

Qaran News

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this